1/8
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 0
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 1
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 2
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 3
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 4
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 5
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 6
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 7
Quraanka Somali oo Maqal ah Icon

Quraanka Somali oo Maqal ah

Holy Quran Apps
Trustable Ranking IconDipercayai
1K+Muat turun
24MBSaiz
Android Version Icon7.1+
Versi Android
24.01.10(10-01-2024)Versi terkini
-
(0 Ulasan)
Age ratingPEGI-12
Muat turun
ButiranUlasanVersiMaklumat
1/8

Perihal Quraanka Somali oo Maqal ah

Quraan (carabi: Qur'an; ingiriis: Quran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed saw .svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.


Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (tuhan) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed saw. 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed saw .svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.


Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed saw .svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Qura ku ku m soo dagay Nebiga atasnya.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban Iyo jauh Suuradood kuwaasi Ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay ama bulu-furitaan "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukao 7 aayadood ilaa laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga gaeeo Sukau 6 pagi.


Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama, maalinta qame iyo. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay di kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.


Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Quraanka Somali oo Maqal ah - Versi 24.01.10

(10-01-2024)
Versi lain
Apa yang baruTafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka KariimkaMP3 / AudioTafsiir Af Soomaali Quran Quraanka KariimkaSomali Qur'aan

Belum ada ulasan atau rating lagi! Untuk berikan ulasan yang pertama, sila

-
0 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
Aplikasi Bagus DijaminAplikasi ini lulus ujian keselamatan untuk virus, perisian hasad dan serangan hasad lain serta tidak mengandungi sebarang ancaman.

Quraanka Somali oo Maqal ah - Maklumat APK

Versi APK: 24.01.10Pakej: al_quran.somali.koran.islamic.quran
Keserasian Android: 7.1+ (Nougat)
Pemaju:Holy Quran AppsDasar Privasi:https://sites.google.com/site/privacy23apps77Kebenaran:14
Nama: Quraanka Somali oo Maqal ahSaiz: 24 MBMuat turun: 2Versi : 24.01.10Tarikh Diterbitkan: 2024-06-09 06:15:50Skrin Min: SMALLCPU yang disokong:
ID Pakej: al_quran.somali.koran.islamic.quranTandatangan SHA1: F7:29:44:74:B6:E6:2D:BF:23:2C:7D:5A:7D:99:9C:CF:DD:3E:55:F3Pemaju (CN): Arthur LouresOrganisasi (O): ALR AppsLokasi (L): BAHIANegara (C): 55Negeri/Bandar (ST): BAHIA

Versi Terkini Quraanka Somali oo Maqal ah

24.01.10Trust Icon Versions
10/1/2024
2 muat turun23.5 MB Saiz
Muat turun

Versi lain

23.10.02Trust Icon Versions
1/11/2023
2 muat turun23 MB Saiz
Muat turun
3.0Trust Icon Versions
21/4/2020
2 muat turun4 MB Saiz
Muat turun
1.5Trust Icon Versions
11/12/2018
2 muat turun3.5 MB Saiz
Muat turun

Aplikasi dalam kategori sama

Anda juga mungkin suka...